Qorahay Web TV - 851495528356600

Qorahay Web TV
Qorahay Web TV 1,454 Views
  • 11
  • 14
  • 6
Download MP4 SD 3.07MB
  • QR code for mobile device to download SD video

Murashaxa Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muusa Biixi oo Cirro ku edeeyay in uu Somaliya u socdo, waxaa iswaydiin leh Maxaa Itoobiyana ka dhigay walaalo Somaliyana ka dhigay cadow, waa arin la doonayo in jiilka Somaliyeed ee wada dhashay cadaawad lagu abuuro oo ay ka dambeyaan siyaasiyiin dano gaar ah leh. Like & Share #Qorahay_Web_TV

Posted 2 months ago in NEWS

Idiris Daahir Ismail 2 months ago

Sidaa maaha inuu uhadlo waayo somaliya waa mid mana qayb sami karto

Osman Ali 2 months ago

Waxaad moodaa nimankaan jooga waqoyiga somaliya mar walbo oo ay rabaan in ay xadaan shacanka waqoyiga galbeed ee somaliya in ay ku awr kacsadaan magaca xamar and muqdisho in ay wax ka sheegan bulse amar yaaleh horta? xamar somali oo dhanbaa leh waa marka xaqiiqda la had layyayo lakiinse ma waxaay waayeen wax kalooy u sheegaan shacabka ay beenta ku aqrinayaan oo ay leeyihiin dowlad baanahay ayagoo maamul gobaleed ah waxaan leenahay qolooyinkiinan jooga hargeysa war xishooda oo beentiina sikale u dhiga waad fashilantahiine ka hadla sidaad dadka kunool gobolka wax ugu qaban laheeydeen lakiin iska daaya sida raqiiska ah ee aad u hadashaan ninkiina iyo naagahiinaba waxaan u jeedaa ku yiri waxaan u tartameeynaa kurasta xoolaha dadwaynaha waqoyi galbeed ee somaliya lagu xado xishooda hadii kale kaaliya imaada madasha mideenaayo dhamaan umada soomaaliyeed iyo karamadeeda lagu mideenaayo maanta waxii kadanbeeyo in sha allah

Ķhàďàŕ Nùùŕ Guddoomiye 2 months ago

kkkkkkkkkkk dadkan iska hadlayow wax la qabsada dadkiina soomaalida ethiopia ee horumarka gaadhay ma jirto 5 soomaaliyeed isu imanaysaa taasi waa cadceedoo galbeed kasoo baxda haysku lugoyn wakhtigana ha iskaga lumin dadku waa ilbaxay immika mana rabaan tuug dadka dhiigooda ku doonta xil sida UBBO oo kale.

Ķhàďàŕ Nùùŕ Guddoomiye 2 months ago

xamar hawiyaa leh

Osman Ali 2 months ago

mid kaaga labaxay khadar waxaan kuu shegayaa hadii aad la dhuumanayso wayaane aan diinba laheyn ee gumeysta ah kana carareyso somalia waxaan kuu rajeynayaa in aad gaalnimada aad dooratay kudhimadoonto lana gali doonta jahanada wayaanaha sidaas darteed ilahey naxariistiisa waa ka fogeyay kuwa doortay in cimrigooda ay ku dhamaystaan jawaasiisnimo iyo nacasnimo sida kaa muuqato sidaas darteed maalinta qiyaama la soo bax wayaanaha cawaanta ah ee aan deenba laheyn laa kiin somali waa hal qoys sidaad doontaba u qaadee nafsadaada un baa lajoogi doono wayaanaha iyo injirteeda mustaqbalka dhow somali way middobi in sha allah

Ibrahim Cali 2 months ago

MUUSE KULAYLBAA KARKA KA KEENAY QABIIL QARAN MA NOQDO ADEER KALA QOQOBKA NAGA DAA AQOONSI WAAN KU DAALNAYE BEENTAAD NAGU GURAYSAAN IMISAAN SAYNTA HAYNEY DEE SOCON MEYSO GOONI ISU TAAG 27 SANO WAXAAN KU HAYNEY DAL GAARA BEYNU NAHAY ILMA ADEERAYAALOOOW UMADA HANAGA DHEXSAARINA

Aabaha Qoraaga Jacaylka 2 months ago

Maxaa keenay in aad u caytantin sidii dumarka oo kale UBBO iyo Liyuuguba hal cadawbay leeyihiin iidoor. Siddii adigoy labada mid uu kaa dhashay oo kale ku kale ha u caayin. Micnaha UBBO maba garanaysid ee siddii cunug yar oo kale iskaga hadaaq. Cayba ma ahan. Waa Ururka Bahdilaada Beesha Ogaden. Kuba kan kale wuu ku cayaa oo waxay rabaan in Beesha waxba la yeelin. Danta umada laga shaqaynayaa ee danta iidoor lagama shaqaynayo. Ku xisaabtan dadkii shacabka ahaa ee Hargaisa laga dilay ee ku dhawaad nus million ahaa in aan wali iloobin. Maanta waa maalintii aan u aari lahayn liyuu ama ONLF muqdisho intaas in la eg oo qaxooti ahaa ayaa lagu dilay. Way qiiqi walaahi muqdisho iyo hargaisa maanta hub waan haysanaa si heersare na waa loo tababaray. 50,000 oo liyuu ah iyo 20,000 oo ONLF isku dar 70,000 ciidan qiiqbay idinka shidi walaahi.

Xamda Ciise Garas 2 months ago

Maxaaa idinka galay anagu xamar dooni mayno xumaana u gaysan mayno anigu ciro ayaan taageer sananay hadani ma ogali in wax ku saabsan dalkayga iyo madaxdayada oo qaldan laga sheego anagu hadaanahay jiilka u soo ka caaya somaliland ma doonano in aaan ku noqono somaliya waaayo mid nimo waa lagu khasaaaray markaa walaaalo yaaalooow yanu kala eeed la aaano oo aan isku soo ducayno war kale ma yaaalo meesha aan ahan duco iyo darisnimo

Garoob Wase Iigu Imoow 2 months ago

Muuse jaahil koley cidna matagersana sababta u sida uleyahey wye wuxu isleyahay shacabku hakayacan xisbiga kle e kso horjeda isaga runti waxa u sida uleyahey shacabiga slnd in ay ka xanaqan bu ogyahey somalia marka siyaasad ba kujirta mesha shacabkuna wa xisbiga wadani

Osman Ali 1 month ago

War midkaaga labaxay khadar nuur waxaa kaamuuqdo nacasnimo aad moodo in dhaxal ay kuu siiyeen waalidkaa oo ah xamar howiye ayaa leh xamar waxaa degan somali oo dhan waana caasimadii somali dhan marka maxaa howiye kaligii siiyay xamar mise waxaad tahay kuwa u adeega tigreega ee magaca qabiil is ticmaalo waa kaxumahay. Caqliga kuu jiro iyo luqada aad ku hadleyso

BajarFB.com is a free online Facebook Video Downloader. This tool generate video download link to save Facebook videos online without any install required. Video download is available in two resolution wherever available i.e. High-Definition (HD) videos and Standard-Definition (SD) videos. HD videos are better than SD videos in terms of quality and also bulkier in file size.

Both formats can be played on wide range of devices like MAC, PC, laptop, mobiles, etc. Download links may be served via SSL (HTTPs) protocol for better security Each link is valid for 3 hours maximum after that it will expire and not work. To download video again, simply enter the FB video URL in the input box above and generate the download link by clicking on 'Download' button. Download service is totally free and there is no limit on the number of downloads

Note: BajarFB.com does NOT have anything to do with Facebook Inc. Facebook trade mark is the property of Facebook Inc. All trademark belongs to their respective owners.