WAREYSIGA ABDULLAHI HAJI

BBC News Somali 33.5K Views
  • 383
  • 240
  • 29

Generating Download Links...

Daawo Farhan Jimale oo wareystay Cabdullahi xaaji oo ahaa weriyihii ugu wakhtiga dheeraa ee ka shaqeeya laanta Af-Soomaaliga ee BBC. Munaasabadda...

Posted 4 years ago

Ahmed Turky 4 years ago

Sanad guuro wacan ayaan idin lee yahay bahda bbc soomaaliya.

Idiris A Hirsi 4 years ago

sanad guuro wacan BBC anigu weli waan dhegaystaa weriye cabdilaahi xaaji oo 40 sano dhegaha somalidu maqlayeen waxay cadaynaysaa in ay muhiimtahay inaad xirfadaada aad ku shaqaysanayso u samirto oo aadan kolba meelkale isku qaadin weriyuhuna sidaasuu qiimo iyo magac ku yeeshaa hambalyo #BBC

Omar Egal 4 years ago

Abdilaahi xaaji nin aftahan ah wuxuuna ahaa tiirdhaxaafkii bbc intaay jirtay wuxuuna ushaqeeyey 40 sano mudo lixdankii sano kamid ah wuxuuna howgan ka noqdey 2005kii

Abdirahman Hassan 4 years ago

WAA ABDIRAHMAN MOHAMED ABDIKADIR. WAAD MAHADSANTIHII BBC WAANA IDIN SALAAMEY WAXAA FIICNAAN LAHEYD INAA XUS IYO DUCO USAMEYSAA RAGII GEERIYOODAY ALAHA UNAXARIISTEE EE SHAQAALAHII BBCDA. AFKA SOMAALIGA SIDA. 1 COOWKE HUSSEIN ABDI HASSAN KAMPALA 3 MOHAMED AHMED NAIROBI IYO RAGIIKALE EE GEERIYOODEY ALAHA UNAXARIISTEE. CODKOODIINA NAMAQASHIISAAN WAXAANA IDINLEEYAHEY BBC AFK SOMALIGA HANBALO 60 YEARS

Cumar Diirshe 4 years ago

Hambalyo Hambalyo BBC Somali Bartaa kasii wadaan idin Leeyahay Shaqada.

Abdi Ahmed 4 years ago

Abdulaahi xaaji maxamed waa Wariye ruug cadaa ah reer Gedo walaalkiis Ahmed xaaji waxaan ku ogaa b/xaawo iyo walaashs faadumo xaaji

Hassan Dahir Mahamed 4 years ago

BBC wax tixgelin ah masiinin gabdhaha Ku hadla afka gobalada koonfureed sida Kismayo ,Bay ,Bannaadir

Abdirisak Bisle Ahmed 4 years ago

anuuuu kuma faraxsani waasyo dhib aaan bbc ahayn somali mahayso

Axmed F Xassan 4 years ago

Mansha Allah illahay cimrigiisa hadheereeyo

Yonis Xaji Cabdulle 4 years ago

Hambalyo BBC somali, gaar ahaan waxaan salaamayaa khabiirkii hore EE BBC cabdullahi xaaji waxaan ku tixnaan jiray barnaamijkiisa weydiin iyo warcellin.