"Muuse afar sanno oo uu Madaxweyne... - Borama News Network

Borama News Network • 4 months ago   4     6  •  1.2K Views

"Muuse afar sanno oo uu Madaxweyne yahay habeen Laascaanood umuu hoyan.

Wasiirka warfaafintu malaha waxa ku filan horboodka muuse iyo sawirada uu Muuse la gelaayo, hadanay sawiradaasi ku filnayn caawa Laascaanood ayuu dadkiisa la joogi lahaa."

Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi

Comments
Kos CF
Kos CF4 months ago

Muuse fircoon iyo jaariyadiisa kaahin iyo Nuux Baasto iyaga shirqoolada Reer Sool, Dila iyo ceel afweyn Dadka lagu laayo abaabula, waa dhiigya cabyo

Kos CF
Kos CF4 months ago

Doqonkii kaahin, geenyada Muuse handaraab, laascaanood waad tegi lahay, adiga eeyga kore ee guno ku jooga ahi, kamay dhaanteeyeen borama, Khadar hadal yaqaan Reer qoomuluud wadnahaad ku jartey hadalkaa

Kos CF
Kos CF4 months ago

S,land waxay noqotey shirkado ganacsi oo Muuse fircoon iyo Reerkiisu yeesheen Family ganacsato Muuse biixi

Kos CF
Kos CF4 months ago

Muuse ganacsade iyo wadankii uu ka dhigtey shirkado ganacsi, oo wiilashiisii, hablihiisii, Dumarkiisii, kuwuu adeerka u ahaa, kueuu abtiga u ahaa kuwuu sodoga u ahaa, Family Biixi ganacsi , caaqilku iyo ehelkiisa Reer xaaraan ku taajir

Mukhtar Hagar
Mukhtar Hagar4 months ago

MUUSE BIIXI LASCANOD INAYSAN WAXBA U OOLIN ISBA WAA OGYAHAY INA CALI KOORENA SHACABKA LASCANOD WARKOODA WU HAYA EE SL WAXAN LEEYAHAY SHIMBIRAYHOW HEEESA.

Jama Jama
Jama Jama4 months ago

Muxuu ka doonayaa ma hbartiis baa leh