BBC News Somali - Maxaa ka socda furumaha dagaalka...

BBC News Somali 142.8K Views
  • 4.2K
  • 844
  • 132

Generating Download Links...

Maxaa ka socda furumaha dagaalka Galmudug?. Taliyaha ciidamada dhulka ee Soomaaliya, Jeneraal Maxamad Tahliil Biixi ayaa BBC-da uga waramay halka uu...

Posted 3 months ago

Muniir Farah Fantastic Bowy 3 months ago

Kkkk ciidamada federal ka kama tirsana waa shakhsi macawusley ahaan dagaalka uga qeybgalaya sadaq joon 🤦‍♂️🙆‍♂️

Malaaig Maseexato 3 months ago

Hubka lasiinayo abdi qeybdiid iyo Fiqi waa halis ku noqon doona bulshada somaliyed

Muhubo Cabdulahi 3 months ago

Biixi haloo sheego aqoontu maguurto doctor haduu shaqada kafareysto macnaheeda maahan inuu doctor ku yahey shaqada markas uu haayo biixiyow sadaq joon waa kaa darajo sareeya markii loo geego xilalja uu hayo
Afla gaadada aad lajoogtid dhulka uu kasoo jeedo saadaq waa kugu xad gudub inaa saas u hadashid
Kabixi raali galib kadhiib

UpdîRåhmåñ Noor Farah 3 months ago

Saadaq Joon Waa in Qalbi Wanagsan Mar Hadii Uu Deegaankiisa Uu Naftiisa uhurayo Ninka Raga ahnan Libintiisa lama Xaqiro Ku Soco Taliye Saadaq Joon Cidhibtir Argagaxisada

Jibriil Ahmed Dhagacade 3 months ago

Saadiq jonh caadi isu nacay wlhia qaran qabiil kadooro dhibka bay leedahay

Leapan Salwe 3 months ago

Galmudug oo nabada waa soomaali oo nabada guul insha allah

Qadar Osman Hassan 3 months ago

Hada Wa shaqsi dagaalka kujira doorkiisane leh 😂 😏 😂 😂

Abdirisak Shekdon Ali 3 months ago

BBC waa edeb daran tahay maxay isugu juqaynayaan joon iyo biixi arrin ka weyn oo nimanka shayaadiin argagixiso ah baa wada loola dagaalayaa markaas Bay war aan loo baahnayn iyo dood abuurayaan Laanta af soomaaliga ee BBC shame in you

Asawe H Farah 3 months ago

Saraakisha iyo masuliyiinta dawlada marka ay ka hadlayaan dagaalka alshabab waxaay dhahan alxmadulilaah waan jabinay cadowga iyo khawaarijiista oo la macno ah inay jahaad ku jiraan oo gaalo la dagalamayan su'aasha aan is waydiiyo waxaay tahay saraakhiisa ama ciidamada ka soo goosta alshabab marka ay gacanta dawlada soo galaan ma toobad keenan oo towxiidka ma lo qabtaa mise muslim muslim la dagalamayay weeye oo erayada dawladu caro darteed ayay u adeegsadan haday sidaas tahayse ayagu khatar dhinaca diinta ma ku jiraan qofkii iga jahil bixiya waan rabaa.

Muniirka Aduunka 3 months ago

General Saadq John Hoolgalka Aragagixisada Lagu sifeeynayo Asgaaa Hogaaminayo Alaha Xifdiyo general ka Waa Ninka Somalia gaarsiiyay Doorasho in la aado